RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA

RaadRaac (WDN)micr_audioDhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika.

Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga.

Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa barnaamijkan ka diyaariyay diyaar garowga ciidda ee Muqdisho..

Leave a Reply

Your email address will not be published.