Muqdishu (WDN) Weerar ismiidamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay nawaaxiga Hotelka Wehliye ee magaalada Muqdisho
weerarka ayaa keenay qarax xooggan oo laga Maqlay qaybo badan oo ka mid ah magalada Muqdisho iyadoo ciiddama badan oo ka mid ah kuwa amaanka ay soo gaareen waddada Maka Al-Mukarama,oo ah halka uu qaraxa ka dhacay
Wararka ayaa waxay intaa ku darayaan inuu jiro khasaare ka dhashay, qaraxa balse si dhab ah looma ogo waxyeelada dhabta ah ee uu geystay qaraxani.
Wixii kusoo kordha kula soco wararka danbe ee Wardheernews
Maxamed Nuur Amiin
Wardheernews Muqdisho
We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.
WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.
WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.
Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved