Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Puntland oo sheegtay in ay ka qeybgaleyso shirka Beesha Caalamka ee hordhaca wadatashiga

Muqdisho ( WDN)- Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa sheegtay in ay ka qeyb galayso shir hordhac ah oo ay qabanqaabisay Beesha Caalamku, oo ay ku kulmayaan Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah. Shirkaasi oo lagu wado in uu berri oo ku beegan bishan Abril 3-da, 2021 uu ka firmo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

Warqada lagu sheegay ka qeygalka Puntland ayaa u qorneyd sidan hoos ku xusan:


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.