Garoowe (WDN)- Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimoqraadiyadda ee Puntland, ayaa lagu sheegay in la joojiyay xafiisyo siyaasadeed ay ka furteen deegaano ka tirsan Puntland Wasiiro ka tirsan DFS.
Warqada xiritaanka xifiisyo siyaasadeedyadaasi oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qorneyd sidan hoos ku xusan:

Leave a Reply