Xaliimo Maxamed Xaashi waxa ay ka mid tahay 60 haween ah oo noloshooda ka maarayn jiray shaqooyinka dhar-dhaqista iyo nadiifinta xarumo shaqada ee magaalada Cadaado. Waxa ay hadda wajahayaan shaqo la’aan soo jirtay ilaa billowgii sanadkan. Xaliimo oo muddo labo sano ah ka shaqaynaysay nadiifinta xarun ganacsi ayaa bishii ka heli jirtay $120 oo ay ku maaran jitay nolosha carruunteeda...

Madaxweyne Xasan oo kala diray guddiyada adeegga garsoorka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa
Muqdisho, Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu kala diray guddiyada adeegga garsoorka iyo la dagaalanka musuqa, waxaana xukuumadda la faray in ay dib usoo dhisaan labadaas guddi si waafaqsan dastuurka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kala dirista labadan guddi ku sababeeyey ” kadib markuu arkay qoraalka Sumaddiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka...

Ethiopia civil war: My patients are doomed to die in Tigray blockade
By Damian Zane A lack of basic medicine is killing patients in Ethiopia’s Tigray region, which is the epicentre of a 23-month civil war and is under blockade. Both sides have agreed to peace talks in South Africa, and a doctor pleads for the humanitarian crisis to be one of the first issues addressed. Dr Fasika Amdeslasie speaks in a...

‘Armed attackers kill seven Djibouti soldiers’
Seven Djiboutian troops have been killed in clashes between the army and an armed opposition group, a presidential adviser told Reuters on Saturday. Djibouti, home to one of East Africa’s major ports as well as US and Chinese military bases, has faced sporadic violence, usually sparked by protests against the government of President Ismail Omar Guelleh, whose party has a...

Mandera Border Control Point to open soon
By Ibrahim Adan Ali Plans are underway by the government to reopen the Kenya-Somalia border. Stakeholders and security officials have been lining up a series of meetings in a bid to strike a business deal with the neighbouring country for operations to resume at the Customs Border Control Point that was closed in 2012. Mandera County Police Commander Johanna Tonui...

Qatar Charity lays foundation stone for Somalian village
Doha, Qatar Charity has laid the foundation stone for an integrated residential village for the displaced in Baidoa, Somalia. The village includes 67 housing units, a health center, an elementary and middle school, a mosque, a vocational training center, an artesian well, and a center for memorizing the Holy Quran. It is expected that it will benefit more than 12,000...

Somalia orders media not to publish al-Shabab ‘propaganda’
Somalia’s government announced Saturday a crackdown on media outlets that publish what it deems propaganda for the Islamist militant group Al-Shabaab and warned that offenders would be punished. The move comes as Somalia’s armed forces, backed by local militias and international allies, wage an aggressive counter-insurgency against the Al-Qaeda affiliate. “I want to inform the Somali media and all Somali...

Safarkaygii Gobolka Gardafuu: Maxaan Ku Soo Arkay Dhulkaa Dad Iyo Duunyo?
W.Q. Cabdifitaax Maxamed Sugulle Waxaan ka safarnay aniga iyo wafdi wasiirro Punlqnd ahi caasimadda Garoowe subixii Jimcaha 30kii Oktoobar, 2022, 6dii aroornimo. Waxaannu tagnay magaalada Baargaal 7:30 fiidnimo oo aan u soconnay in kabadan 12 saacadood. Jidku waa dheeraa, badankiisuna waa fiicnaa. Waxaannu ka leexannay Kalabayr, Bari oo ay magaalada Baargaal isu jiraan 295km. Waddadu sidii aan soo sheegay, inta...

Following The Path of Prophet Muhammad (PBUH)
BY: ZIN EDDINE DADACH “You are the best community (Ummah) raised up for (the benefit of) humanity; enjoining what is right and forbidding what is wrong and believing in God.” (Quran; 3:110) 1 As a Muslim, I belong to my Ummah (Muslim community). Muslims around the world are like one family from different backgrounds and ethnic groups. The purpose of a Muslim’s life is...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar degdeg ah ku gaarey magaalada Kampala
Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo ku aaddan xoojinta iyo garab istaagga kacdoonka dalka lagaga saarayo maleeshiyaadka argagixisada ah ee Alshabaab, kula yeelanaya magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda madaxweynaha dalkaas Yoweri Musevini, si uu taageero heer gobol ah ugu helo howlgallada ciidamada dawladdu wadaan ee ka dhanka ah Alshabaab. Madaweyne Xasan Sheekh ayaa si...