Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ku dartay hoggaamiyaha labaad ee Al Shabaab, Ciiddamada ammaanka oo dad u xirey qarax miino oo lagu diley mid ka mid ah ciiddamada dowladda Jabuti ee ka tirsan AMISOM iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply