Magacyadda Madaxda Waddani ee La Xidh-Xidhay iyo Xarumihii Guud ee Xisbigaas ee Magaalooyinka Dalka oo Ciidamadda Amnigu La Wareegeen

Magacyadda Madaxda Waddani ee La Xidh-Xidhay iyo Xarumihii Guud ee Xisbigaas ee Magaalooyinka Dalka oo Ciidamadda Amnigu La Wareegeen

Hargeysa, (Haatuf) – Xukuumadda Siilaanyo ayaa xabsiga ku gurtay madaxdii iyo taageeriyaashii Xisbiga Waddani iyo cidkasta oo calanka Waddani lagu arkaba, (iHlakan ka daawo Video)  taas oo la wada wareegtay dhamaan xaruumihii guud ee magaalooyinka iyo degmooyinka dalka ee xisbiga Waddani.

Ciro Hargeysa
Md. Ciro, Gudoomiyaha xisbiga Waddani

Halkan hoose ka akhriso madaxda iyo shaqsiyaadka xabsiga ku jira oo Haatuf magacyadooda idiin hayso:-

  1. Cali Cilmi Geele ( Hogaanka Sare Xisbiga WADDANI)
  2. Ifrax Cumar Xasan (Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee heer Qaran)
  3. Xasan Xuseen Codyare (Xoghayaha ilaalinta Hantida qaranka ee Xisbiga WADDANI)
  4. Jamaal Hure (Gudoomiyihii Hore Gobola Dadmadheedh
  5. Deeq Xirsi Canbuur
  6. C/rahmaan Maxamed Rooble (Cabdi six)
  7. Hassan Ahmed Muuse Goodaad ( Xoghayaha Xanaanada Xoolaha)
  8. Amina jirde (Guddoomiyaha Waacyigaliinta ee Gobalka Marodi jeex)
  9. Maryan Maxamuud Diriir (Xogeyaha Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
  10. Amaal Yuusuf Cabdi indha cad(Afhayaanka Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
  11. Mawlid muuse (gudoomiye kuxigeenka Gobalka Maroodi Jeex)
  12. Maxamed Foore(Gud dagmada maxamuud haybe)
  13. Maxamed Sidiq Dhame ((Afhayaanka Garabka Dhaliyarada ee Xeer qaran)
  14. Axmed Jaamac ( Xogeyaha Wacyi Galiinta Dagmada Ahmed Dhagaax)
  15. Xasan Axmed Cabdillaahi Caateeye ( Xasan aar)
  16. Mustafe Maxamuud Qodax ( Xoghayaha Arrimaha Gudaha)
  17. Suleekha Xiisa Cabdillaahi
  18. Sahra Salaax Cawad
  19. Maryan Cismaan Faarax
  20. Saynab Cawad Diiriye
  21. Fu’aad Mixile Boqore (Guddoomiyaha Xisbiga ee Waddani ee gobolka Buuhoodle

Gobolka Saaxil, Berbera.

  1. Cali Axmed Kooshin (Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xaaskiisa)
  2. Faysal Cumar
  3. Cawil Birdaasar
  4. Cabdillahi Salaah (Wash Man)
  5. (3) Dhalinyaro ah
  6. (2) Dumar) ah

Xigasho: Haatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.