Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tagay dalka Eritrea

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tagay  dalka Eritrea

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ku tagey magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea.

Madaxweyne Xasan Sheekh  oo safar ku tagay dalka Eritrea

Lama sheegin sababta ka dambeysa booqashadan uu Madaxweyne Xasan ku tagey Eritrea, iyada oo ay tan iyo intii uu madaxtinimada dalka qabsaday May 2022, uu safaro badan ku tagey Eritrea, kuwaas oo la xidhiidhay dhinaca amniga iyo tababarada ciidamada Soomaaliya

War ay ka soo saartay dowladdu safarka madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in labada madaxweyne ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo badan oo muhiim u ah iskaashiga labada dal.

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.