Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxaya Itoobiya

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxaya Itoobiya

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Md. Maxamed C/llaahi Farmaajo  gelinka dambe ee maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.