Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland iyo isbahaysiga isbedeldoonka Jubbaland oo heshiis gaadhay

Nairobi (WDN)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) iyo isbahaysiga isbedeldoonka Jubbaland oo dhawaanahanba ay wada hadalo uga socdeen magaalada Niarobi, ee dalka Kenya, ayaa heshiis gaadhay.

Qodabada heshiiskaasi ayaa waxa ka mid ah in sida uu dhigayo Dastuurka Dowlad Goboleedka Jubbaland aanu mar kale is sharaxin Madaxweyne Axmed Madoobe iyo in uu dhiso dowlad wadaag ah.

Heshiiskaasi oo dhamaytiran fadlan hoos ka akhriso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.