Garoowe: Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada: War Saxafadeed naga soo gaadhay Garoowe, ayaa lagu xusay isbadalka dawlad goboleedka Puntlad sida ku cad liiska hoose:
1) Saalax Xabiib Xaaji Jaamac: Wasiirka Cadaalada ,Diinta iyoDdhaqancelinta
2) Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab: Wasiirka Amniga iyo DDR
3) Axmed Cilmi Cismaan Karash: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo D/hoose
4) Abshir Aw Yuusuf Ciise: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
5) Cabdulaahi Shiikh Axmed : Wasiirka Maaliyadda
6) Cabdunuur Cilmi Maxamuud: Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.
7) C/raxmaan Axmed Cabdulle: Wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha iyo Dhalinyaradda .
8) Maxamuud Xasan Soocade: Wasiirka Warfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta
9) C/laahi Jaamac Saalax: Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
10) Faysal Cabdi Cali Gaas: Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.
11) C/weli Xirsi Cabdulle: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
12) Cabdi Cismaan Maxamed: Wasiirka Xanaanada Xoolaha
13) Shire Xaaji Faarax: Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa
14) C/laahi Warsame: Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
15) Dr. C/naasir Cismaan Ciise: Wasiirka Caafimaadka
16) Cabdulaahi Cali Xirsi: Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17) Aniiso C/qaadir Muumin: Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska
18) Xasan Xaaji Siciid: Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada
19) C/rashiid Maxamed Xirsi: Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka
Leave a Reply