Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha Wasiirada

Kismaayo (WDN)- Wareegtao ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa lagu shaaciyay isku shaandheyn kooban oo lagu  sameeyay Golaha Wasiirada Jubbaland.

Isku shaandeyntaasi oo dhawaanahanba la is la dhex marayay magaalada Kismaayo, oo uu ka socday ol’ole xooggan oo ay wadeen wasiiradu, odayo dhaqameedyo, iyo dad badan oo danaynayay in ay saameyn ku yeeshaan saaxadda siyaasaddeed ee Jubbaland, ayaa habeenkii xalay, wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha lagu shaaciyay sku shaandheyntaasi, oo u badan kala wareejinta golihii wasiirada ee horea.

Haddaba isku shaandheyntan oo lagu sheegay in ay tahay hordhac, ayaan u muuqan isbadal xooggan oo wax ka badali kara caqabadaha hortaagan Jubbaland ama wax ku soo kordhin doona qorshayaasha horumarineed iyo nabadgelyo ee horyaala Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wareegtadan isku shaandheynta oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qorneyd sida hoos ku xusan:

Leave a Reply

Your email address will not be published.