Madaxda Ugu Sarreysa Dawladda Fedraalka Soomaaliya oo Si Wadajir ah u Go’aamiyay In La Hakiyo Shirka Dhisidda Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxda ugu sarreysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si wadajir ah usoo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaalada Baydhabo.

Go’aankan waxaa wadajir ugu saxiixan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Md. C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

Haddaba Wareegtada lagu shaaciyay go’aankan oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews si aad u akhridid guji hoos.

Go’aanka Madaxda Ee Shirka Baydhabo

Leave a Reply

Your email address will not be published.