Muqdisho (WDN)- Madasha Xisbiyo Qaran ayaa soo dhaweysay Warmurtiyeedkii Dhuusamareeb 3. Warsaxafadeed ay soo saartay Madashu ayaa lagu sheegay in hanaanka lagu heshiiyay Dhuusamreeb 3, uu yahay mid loo qaaday dhinaca saxda ah. Madasha ayaa xustay in hase yeeshee heshiisiku u baahanyahay dhamaystir wada ogol ah.
Warsaxafadeedka Madasha ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:
