Maamul Goboleedka Galmudug oo noqday maamulkii 4aad ee taageera isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta: Warka Raadiyo Wardheer

Maamul Goboleedka Galmudug oo noqday maamulkii 4aad ee taageera isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamul Goboleedka Galmudug oo noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dalka yar ee Qatar iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:

Leave a Reply

Your email address will not be published.