Khaatumo Iyo Somaliland oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Hargeysa

Iyadoo wafti ka socday maamulka Khaatumo maalmihii aan soo dhaafnay ku sugnaa magaalada Hargeysa oo ay wadahadallo kula lahaayeen maamulka Somaliland, ayaa maanta halkaasi ay heshii ku kala saxiixdeen labada dhinac.

Hoos ka akhri qoddobada heshiiska