Kismaayo (WDN)- Warsaxafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay ka gaabisay dhaqan gelinta qodobadii lagu heshiiyay shirkii Dhuusamreeb 3, iyadoo ku talaabsatay arimo caqabad ku ah qabsoomida shirkaasi. Kuwaasi oo ay ka mid yihin in DFS ay joojiso faragelinta ay ku hayso Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo iyo sidoo kale heshiis siyaasaddeed oo laga gaadho arimaha Doorashooynka.
Warsaxafeedkaasi oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

