Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Aadan Xaashi Cilmi

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Bahda WardheerNews waxay iyagaoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii, geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxaristee Aadan Xaashi Cilmi,  oo magac iyo maamuus weyn ku lahaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, iyo deegaanada kala duwan ee Soomaaliyeed.

Aadan Xaashi Cilmi,  waxa uu ku geeriyooday bishan June 30, 2018 magaalada, Hargeysa, Soomaaliland.

Waxaanu Marxuum Aadan Xaashi Cilmi,  uga baryaynaa in ILaahay janatul fardowsa ka waraabiyo,  qoyskii iyo ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin