Han iyo Hagardaamo: Buug Cusub

Han iyo Hagardaamo waa buug cusub oo uu qoray Maxamuud Ibraahim jaamac (Xaaji), waana sheeko-faneed qaadaadhigaysa hanka durugsan iyo haybadda waxsoosaar ee Ilaah hibada u siiyay walaalaheena gabooye. Waxaa barbar socda taas, hagardaamada iyo hantaaqada ay Soomaalida kale ku hayaan walaalahaas Gabooye iyo ka abaaldhicidda laga abaaldhacayo horumarka iyo ilbaxnimada ay ummaddeena horseedka ugu yihiin.

Maxamuud sidoo kale waa qoraaga buugga Calaf iyo Cugasho ee soo baxay sannadkii aan soo dhaafnay ee 2021.

Haddaba haddii aad danaynayso buuggan kala xidhiidh qoraha email ka hoos ku qoran:

dalmarbilaal@gmail.com ama dalmarbilaal@yahoo.com

Mahadsanid

Leave a Reply

Your email address will not be published.