Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulama la qaatay madaxda Dalka mareykanka, Wasaaradda adeegga Bulshada ayaa iska fogeysay eedeymo kaga imaanayay howl-wadeennada Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir , Weerarro sababay dhimasho iyo dhaawaca dad ajnabi iyo rayid ah oo Bakaaro ka dhacay, Kulan soo dhaweyn ah oo xalay Muqdisho loogu sameeyay Hibo Nuura iyo qodoba kale.

Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.