Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer

Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo Roma kula kulmay madaxda dalkaasi iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Talyaaniga. Jawaari oo sheegay in aysan jirin wax kalsooni ah oo ay kala laabteen Dowladda Soomaaliya dadka deegaanada Bay iyo Bakool, Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in ay Yaman kala hadleen sidii Qaxootiga Soomaaliyeed dib loogu soo celin lahaa dalka iyo warar kale.

Dhammaan Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.