Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo mar kale la doortay

Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo mar kale la doortay

Kismaayo (WDN)- Maanta oo ay magaalada Kismaayo ka dhacday doorashada Guddoonka Baarlamanaaka 2-baad ee Jubbaland, ayaa waxa mar kale loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamank 2-baad ee Jubbaland Md. Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan .

Waxa kale oo iyaana la doortay laba Gudoomiye xigeeno kala ah:

1) Guddoomiye Xigeenka 1-waad Md. Aadan Khaliif Xaaji iyo
2) Gudoomiye Xigeenka 2-baad Md. Cabdi Baalay Xuseen

Doorashada madaxweynaha Jubbaland, ayaa lagu wadaa in ay qabsoonto bisan Ogost 22.

Dhinac kale Dowladda Federaalka Soomaalya, ayaa sheegtay in aysan oqoonsanayn natiijada ka so baxda doorashada Jubbaland, iyada oo ka soo horjeedsatay qaabka ay Guddiga Madaxa-banaan ee Xuduuddaha iyo Doorashooyinu u maamulayaan ama wax u wadaan.

Wardheernews

Leave a Reply

Your email address will not be published.