Guddoonka golaha shacabka oo go’aan ka soo saaray maqaamka Caasimadda

Guddoonka golaha shacabka

Guddoonka golaha shacabka ayaa go’aan ka soo saaray Maqaamka Caasimadda dalka ee Muqdishu, iyaga oo xusay in Maqaamka Caasimaddu ay tahay hawl iyo awood u gaar ah labada Aqal ee dalka.

Maqaamka Muqdisho iyo cidda maamulaysa dariiqa loo marayo, ayaa keenay is af garan waa soo kala dhex gala Ra’iisal Wasaaraha  iyo maamulka Gobolka.

Qoraalkaasi oo soo gaadhay WardheerNews, fadlan hoo ska akhrsio:

Guddoonka Golaha Shacabka oo o’aan gka soo saaray Maqaamka Caasimadda Banaadir

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.