Guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka F. Soomaaliya oo Wareegto Ka Soosaaray Khilaafka Baarlamaanka

Muqdisho, Guddomiye ku xigeennada Baarlamaanka F. Soomaaliya oo iyagu si aad ah uga aragti duwan guddoomiye Mursal ayaa soosaaray wareegto ay ku xakamaynayaan fulinta go’aanada dhinaca maamulka arrimaha maaliyadda iyo shirarka xildhibaannada kala aragtida duwan ku qabsadaan xarunta Baarlamaanka.

Guddoomiye ku xigeennada oo iyagu si aad ah u taabacsan Villa Soomaaliya, dad badanina ay aaminsanyihiin in laga hago madaxtooyada ayaa qoraalkoodu u dhignaa sidan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.