Muqdisho, Wareegto ka soo baxday maanta xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka F. Soomaaliya Md Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, ayaa lagu amray in guddida maaliyadda ee baarlamaanka oo uu dhawaan kala diray guddoomiye ku xigeenka baarlamaanku ay hawshoodii sii wataan. Nuqul ka mid ah qoraalka oo ay WDN heshay ayaa u qornaa sidatan:
March 10, 2025
Leave a Reply