Muqdisho, Iyadoo hadda ay Soomaaaliya wajahayso xaalad siyaaddeed oo kalaguur ah maadaama ay ku soo fooleeyihiin doorashooyinkii baarlamaanka iyo madaxweynaha, ayuu guddoomiyaha aqalka Sare ee baarlamaanka F. Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdillaahi magcaabay guddi ka kooban xubno ka tirsan aqalka sare.
Guddidan ayaa la filayaa in ay u hawl-galaan sidii la isugu keeni lahaa dhammaan qaybaha kala duwan ee isaga soo horjeeda siyaasadda Soomaaliya si la isula meel dhigo wakhtiga doorashooyinka iyo qaabka ay u dhacayaan.
Haddaba wareegtada lagu magacaabay guddidan oo nuqul kamid ah soo gaadhay WDN ayaa waxay u qornays sidan:




WardheerNews, Muqdisho.
