Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Digay Ku Dhaqanka Shuruuc Iyo Haya’do uu Sharci Darro Ku Tilmaamay

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Digay Ku Dhaqanka Shuruuc Iyo Haya’do uu Sharci Darro Ku Tilmaamay

Muqdisho, Qoraal uu soosaaray maanta guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka F. Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayuu kaga digay ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hay’ado sharci darro ah oo aan la soo marin aqalka sare.

Qoraalka Guddoomiyaha oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WDN ayaa waxa uu u qornaa sida soo socota:-