Muqdisho (WDN)- Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen lagu sheegay Jadwelka Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2020/2021.
Jadwelkaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:




Leave a Reply