Slideshow, WararGolaha Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya oo La ShaaciyayMarch 21, 2017March 21, 20170 Iyadoo dhawaanahanba ay shacabku si aad ugu dhegtaagayeen magacaabista xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Ra’iisalwasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu dhawaaqay, waxayna kala yihiin sida soo socota: