Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Golaha Shacabka oo cod kalsooni ah siiyay Ra’iisal Wasaaraha Cusub

Muqdisho- (WDN)- Golaha Shacabka Soomaaliya, ee muddo xileedkiisii gabaabsiga yahay, ayaa maanta cod kalsooni ah siiyay Ra’iisal Wasaaraha cusub Md. Maxamed Xuseen Rooble  oo uu bishan Sebt 17-dii soo magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

RW Rooble

RW Rooble waxaa uu helay tiro  215  cod, oo ahaa  dhamaan xildhibaanadii maanta ka soo xaadiray Golaha Shacabka

RW Rooble oo aan aheyn shakhsi ku dhex jiray arimaha siyaasadda Soomaliya, islamarkaana muddoo xilleedkiisu uu kooban yahay, ayaa magacaabistiisu ku soo beegantay wakhti uu dalku ku jiro xili kalaguur, oo ay ku hareeraysan yihiin duruufo adagi. Kuwaasi oo ah dhinacyada doorashada, Amniga , dhaqaalaha iyo musuqa.

Golaha Shacabka

RW Rooble ayaa la filayaa in uu soo dhiso xukuumad dadka ka baxisa xiliga kala-guurka, inkasta oo dad badani aamin san yihiin in uu san heli doonin madaxbanaani uu ku cabiro qorshihiisa iyo higsiga inta uu hayo xilka jagada ra’iisal wasaaraha.

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.