Sida lagu xusay qoraal wargelin ah, oo madaxweynaha Puntland Md. Cabdiweli Maxamed Cali u kala diray madaxweynayaasha Dawlad goboleedyada dalka, waxaa la filayaa in bisha soosocota billowgeeda uu kulan ku yeelan doono magaalada KIsmaayo Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyadu.
Shirkan ayaa sida la filayo Goluhu kaga arrinsan doonaa xidhiidhka sii xumaanaya ee dawlad goboleedyada iyo dawladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan xaaladda Jubbaland.
Qoraalka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WDN hoos ka akhriso.
WardheerNews

