Golaha Baarlamaanka ee Puntland oo ugu baaqay Xukuumadda in aanay qeyb ka noqon shirka Muqdisho

Golaha Baarlamaanka ee Puntland oo ugu baaqay Xukuumadda in aanay qeyb ka noqon shirka Muqdisho

Garoowe (WDN) – Golaha Baarlamaanka ee Puntland oo soo saaray go’aan Gole oo ka kooban 13 qodob, ayaa Xukuumadda Puntland ug baaqay in aysan ka qeyb galin shirka Madaxweynaha Dowladda Federaalka  ku baaqay 5-8 bisha Julay in Muqdisho lagu qabto, illaa inta laga saxayo arimo ay ku tilmaameen xad gudubka loo geystay Dastuurka dalka iyo xeerarka doorashadda.

Sidoo kale go’aanka Golaha ayaa ka soo horjeestay xeerarkii uu meel mariyay Golaha Aqalka Hoose ee Federaalka, kuwaasi oo ay ka mid tahay  kuraasta gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

Wararka soo gaadhaya WardheerNews, ayaa iyana sheegaya in Maamul Goboleedka Jubbaland lagu wado in uu soo saaro mawqif la mid ah ka Puntland.

Go’aamadaasi Galaha Baarlamaanka Puntland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sidan:

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.