Muqdishu (WDN)- Xildhibaano gaadhaya 105, ayaa ka codsaday guddoonka Baarlamaanka in dib u eegis lagu sameeyo golaha wasiiradda xukuumada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ee uu dhawaan soo dhisay R/W Xasan Cali Kheyre.
Kadib codsigaasi ayaa guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Md. Maxamed Cusmaan Jawaari, uu codsi u diray R/W Kheyre in uu “toosin” ku sameeyo golaha wasiiradda uu soo magacaabay inta aan la hor keenin golaha Baarlamaanka.
Warqada uu Md. Jawaari u qoray R/W Kheyre ayaa u qorneyd sidan hoos ku xusan:
WardheerNews
Leave a Reply