Sunday, April 28, 2024
Wardheer News
FARRIINTA TORONTO

FARRIINTA TORONTO IYO CAASIMADAYNTA HARGEYSA

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen “Nimaan dhul marini dhaayo ma leh” Sheekooyinka dal-mareenku curiyaan, xiisahooda wax u dhigmaa ma jiraan. U-safarka dal cusub, la-kulanka dad cusub, barashada dhulkooda, dhaqankooda, Hab-nololeedkooda, dareenkooda iyo dadnimadooda, anshaxa iyo adduun-araggooda, waxay kugu dhoweeyaan garashada adduunka aynu ku … Continue reading FARRIINTA TORONTO IYO CAASIMADAYNTA HARGEYSA