Friday, March 29, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Farmaajo oo dacwad ku furay dad Soomaali iyo Ajaanib isugu jira

Muqdisho (WDN)- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar loogu yeedhayo 6 qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib, oo la sheegay in loo heysto fal dambi la xiriira faafinta xogaha amniga Qaranka iyo sameynta Basaasid siyaaasaddeed. Dadkaasi ayaa lagu amray in ay yimaadaan Maxkamadda tariikhdu markay tahay 29-05-2021.

Lama sheegin cidda ku soo oogtay fal dambiga, balse waxaa lagu amray in ay yimaadaan maxkamadda, si ay isku difaacaan. Dad badan ayaa farta ku fiiqaya taliyaha Nabad-sugida in uu ka dambeeyo dacwadda, iyada oo dad badan oo liiska ku jiraa ay wax badan ka qoraan arimaha Soomaaliya iyo tacadiyada maamulka Farmaajo.

Dadkaas waxaa ka mid ah:
1) Rashiid Xasan oo horey uga tirsanaa hay’adda – International Crisis Group ( ICG) , islamarkaana wax badan ka qora arimaha Soomaaliya iyo
2) Matt Bryant oo ahaa aasaasihii Hay’adda Cilmi Baarista ee Sahan (Sahan Research), horeyna uga tirsanaa Guddiga Qaramada Midooby u qaabilsanaa – Dabagalka Cunaqabataynta Hubka wadamada Soomaaliya iyo Eritrea.

Warqada Maxkamadda ayaa u qorneyd sida hoos ku xusan:


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.