Muqdisho (WDN)- Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad Yaasiin.
Md. Rooble ayaa si kumeel gaadh ah ugu magacaabay hay’adda Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe). Arinka ayaa ka dambeeyay dilka Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Sirdoonka NISA. Iyada oo Fahad ka madax adeygay amar uu ku faray RW Rooble in muddo 48 saacadood uu ku keeno warbixin dhamaystiran.
Shaqo jiinjinta oo lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Ra’iisal Wasarah ayaa u qorneyd sida hoos ku xusan:
Leave a Reply