Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo maanta dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi (Waare) oo sheegay in maamulkiisa soo fuulay culeys aad u fara badan oo aan horey u jirin oo ay soo saareen xoogagga Al-shabaab iyo wararkale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply