Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka waxaad ku maqli doontaan Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Saraamiisha Ciiddanka Milatariga, R/wasaare Saacid oo sheegay in ay shabaab dabar go,een, Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo sheegay in dagmooyinka gobalka qaarkood ay ku sugan yihiin shabaab shacabkana ay qariyaan, Axmed Madoobe oo sheegay in aysan ka qayb galeyn shirka muqdisho ka dhacaya.

Qoddobadaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.