Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Wariye ka howl-galayay Muqdisho oo saakay kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen degmada wada jir ee  gobolkaBanaadir. Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in ay hishiis waxtar leh la galeen maamulka Jubba iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.