Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Qoddobada aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah xukuumadda Soomaaliya oo maanta sanad jirsatay, wasiirka arrimaha gudaha oo dhaliilay Ciiddamada Ammaanka Soomaaliya, Mareykanka oo sheegay in ay Ciiddankiisa ka danbeeyeen Howl-galkii shalay ka dhacay Baraawe iyo warar kale.

Qoddobadaas oo faafaahsan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.