Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Qoddobada aad warka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah  maamul ay dadka reer Hiiraan soo doorteen oo lagu wada in laga dhaqan giliyo Hiiraan,Kenya oo sheegtay in aysan ciiddankeeda kala bixi doonin Soomaaliya, barlamanka Kenya oo soo jeediyay in qaxootiga Soomaaliya dib loo celiyo iyo warar kale.

Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegayso

Leave a Reply

Your email address will not be published.