Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xuska kowda Luulyo oo lagu qabtay gudaha dalka iyadoona madaxda dowladdu ay goob-joog ka ahaayeen munaasabadda, bannaanbax lagu taageerayo Xasan Daahir oo Muqdisho ka dhacay ,Putland oo difaacday ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo, mudaaharaadyo kasoconaya Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhageyso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply