Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 11, 2013 (WDN)-
micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale kahadlay dagaalka Kismaayo, Mahiga oo Muqdisho laga sagootiyay, Xabadjoojin laga gaaray dagaalkii Kismaayo, Booliska Kenya oo Toogtay Ruux Soomaali ah xaafada Islii iyo Qodobo kale

Leave a Reply

Your email address will not be published.