Muqdisho, Juun 04, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobada Wararka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo oo soogaaray Nairobi,Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo warbixin kasoo saaray xaalada Soomaaliya,Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Putland oo is casilay iyo qoddobo kale.
Leave a Reply