Muqdisho, Meey 25, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo isku raacday in Muqdisho ay marti galiso shir maamul KMG ah loogu sameynaayo Jubbooyinka, Sool oo beelo lagu heshiisiiyay, Xafiiskii Xisbiga Horseed ee Iskushuban oo dad careysani ay xireen iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply