Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 23, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raggii dilay Sheekh C/qaadir Gacmay oo toogasho lagu xakumay, Bannaabax lagu taageerayo xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay mar kale, Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis kala saxiixday iyo warar kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.