Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 22, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo ka noqday mowshin laga keenay xukuumadda, Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay danjiraha midowga Yurub ee Soomaaliya, Raysal wasaare Saacid oo Muqdisho ku qaabilay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.