Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 21, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Bannaanbax ka dhan ah in Mowshin laga keeno xukuumadda oo Muqdidsho ka dhacay, howl gal ballaaran oo amniga Xamar lagu sugayo oo billowday, Madaxweynaha Puntland oo sheegay in waxa kaliya ay Soomaalidu ku heshiin kareyso ay tahay  Federaalka, iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.