Muqdisho Mey 13, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Soomaaliya oo dib ula soo wareegtay xafiiskeedii la socodka duulimaayada dalka Soomaaliya iyo qaadidda canshuuraha mara hawada Soomaaliya, Duqa Muqdisho oo ka hadlay arrimo la xiriira dhulalka la isku heysto ee Muqdisho, Raysal wasaare Saacid oo cambaareyay weerarkii qaraxyada dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay dalka Turkiga iyo Shebaab oo lagu eedeeyay inay xireen dusgiyo ku yaalla Galgaduud.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![radiowardheer Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/radiowardheer.jpg)
Leave a Reply