Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 11, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameyn doono, Seddex ruux oo uu askari ku jiro oo Xalay Heliwaa lagu dilay, UN OCHA oo sheegtay in fatahaadda wabiyada ee xilli roobaadkan ay caruur ku dhinteen, dad badanna ku barakaceen iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.